DHAGEYSO:Barasaabaka cusub ee Mombasa oo sheegay inuu wax ka qabanayo nadaafadda

0
190

Guddoomiyaha la doortay ee ismaamulka Mombasa Cabdulswamad Shariif Naasir ayaa ballanqaaday in nadaafada iyo bilicda dowlad deegaankaasi uu wax ka qaban doono.
Hadalkiisa ayaa ku soo aadaya ka dib markii uu booqday mid ka mid ah meelaha qashinka lagu daadiyo ee magaalada Mombasa