Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Madaxweynaha Tansaaniya oo u hambalyeeysay Ruto

Madaxweynaha Tansaaniya oo u hambalyeeysay Ruto

Madaxweynaha dalka Tansaaniya Samia Suluhu Xasan ayaa qoraal ay soo dhigtay barta Twitter-ka ku sheegtay inay farriin hambalyo ah u diraysa madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto.
Waxay shacabka kenyaanka ah ku bogaadisay inay si nabad ah uga qayb qaateen doorashadii guud ee qabsoontay 9-kii bishan.
Samia ayaa hoosta ka xarriiqday in Tansaaniya ay sii wadi doonto iskaashiga saaxiibtinnimada ku saleysan ee kala dhexeya dowladda Kenya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments