Natiijada bariga Mandera oo dhawaan la shaacinaya

0
542

Waxaa la filaya in goor dhow lagu dhawaaqo natiijada doorashada deegaan baarlamaneedka ismaamulka Mandera .
Natiijada ayaa muujinaysa in codadka halkaasi laga dhiibtay ee la tiriyay ay yihiin 25479.
Waxaa hallaabay codad gaaraya 207.
Musharraxiinta ayaa sidatan ugu kala horreeya codadka .
Xuseen Waytaan oo matalaya ODM waxaa uu haystaa 11530
Cumar Salaa -9300
Cabdiqaadir Xasan -4012
Simba Haashim -123
Caliyow Bank- 685
Guddiga IEBC ayaan weli ku dhawaaqin natiijada kama dambeyska ah.
Waxaan weli natiijo rasmi ah laga hayn Garissa, Lagdera , Koonfurta Wajeer iyo deegaannada kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here