Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya George Wajackoyah oo ay u suurta gelin inuu codeeyo ka dib markii...

George Wajackoyah oo ay u suurta gelin inuu codeeyo ka dib markii uu magaaciisa uu soo saari waayay diiwaanka KIEMS

Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Roots Party Prof. George Wajackoyah ayaa u suurta galin in uu codkiisa ka dhiibto deegaanka Matungu ee ismaamulka Kakamega ka dib markii uu magaaciisa uu soo saari waayay diiwaanka dijitaalka ee KIEMS.
Sidoo kale ilaa iyo hadda majirto cid halkaasi codkeyda ka dhiibatay.
“Waxaan sugeynaa inaan aragno waxa dhaca, sida ay inoo sheegeen saraakiisha IEBC waxay na siin doonaan 11 saacadood oo kale oo aan ku codeyno, waxayna naga codsadeen in aan sabarno,” ayuu yiri Prof. George Wajackoyah xilli uu warbaahinta la hadlay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments