Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Mandera oo laga codeynaya in kastoo meelaha qaar uu dib u dhac...

DHAGEYSO:Mandera oo laga codeynaya in kastoo meelaha qaar uu dib u dhac jiro

Meelaha ay dadweynaha Mandera codkooda ka dhiibanayaan waxaa ka mid ah dugsiga hoose dhexe ee Al-Fowzan oo ku yaalla Rhamu.
Cali Aftiin Cabdi oo halkaasi ku sugan ayay codbixiyeyaasha dareenkooda la wadaageen.

Markanna sida looga cadeynayo Mombasa waxaa warbixintan ku eegaya Maxamad Cabdi Bootaan.

Barasaabka Mombasa Xasan Cali Joho ayaa codkiisa ka dhiibtay garoonka Uwanja wa Mbuzi ee Mombasa.
Masalani oo ka tirsan deegaanka Ijara ee ismaamulka Garissa gaar ahaan dugsiga hoose dhexe ee halkaasi ku yaalla waxaa saaka codkiisa ka dhiibtay agaasimaha waaxda dacwad oogidda dalka Nuurdiin Xaaji oo dadweynaha ugu baaqay inay si nabad ah ku codeyaan isagoo musharraxiinta aan ku qancin natiijada ku boorriyay inay adeegsadaan nidaamka sharciga ee racfaan qaadashada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments