DHAGEYSO:Nin 2 qof ku dilay Kisumu ka dib markii uu bastoolad ka qaatay askari

0
821

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Kisumu ayaa sheegay in labo qof ay dhinteen halka saddex kalena dhaawacmeen ka dib markii nin uu adeegsaday bastoolad uu ka dafay mid ka mid ah ciidamada ammaanka.
Shacabka oo falkan ka carooday ayaa ugu dambeyn ka takhalusay qofkii weerarka gaystay.
Ciidamada ammaanka ayay dadweynaha ugu baaqeen in ay mar kasta feejignaan muujiyaan si looga hor tago in hubka gacantooda ku jiro shacabka lagu dhibaateeyo.
Qaar ka mid ah goobjoogayaasha dhacdadan ayaa warbaahinta la wadaagay dareenkooda