Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Culimada Tana River oo ku baaqay doorasho nabad ah

DHAGEYSO:Culimada Tana River oo ku baaqay doorasho nabad ah

Qaar ka mid ah culimada ismaamulka Tana River ee gobolka Xeebta oo la soo xiriiray warbaahinta Star xafiiskeeda Mombasa ayaa ku baaqay in si nabad ah lagu codeeyo waxayna siyaasiyiinta tartamaya ka codsadeen inay aqbalaan natiijada ka soo bixi doonto doorashada guud ee dalka ka dhacaysa 9-ka bishan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments