Dadka qaxootiga ee ku nool xeryaha Dadaab ayaa muujiyay dareenkooda ku aaddan doorashada dalka waxayna ku baaqeen in shacabka ay si nabad ah ku codeyaan.
Qaar ka mid ah qaxootiga Dadaab oo u warramay warbaahinta Star ayaa dareenkooda sidan u muujiyay.