Wasaaradda gaashaandhigga ee dowladda Ruushka ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay burburiyeen xarun hubka lagu keydiyo oo ku taalla gobolka galbeed ee Lviv ee dalka Ukraine.
Qoraalka waxaa ku cad in hubkan uu yahay mid ay ku deeqday dowladda Poland .
Hasa ahaate Ukraine ayaan si degdeg ah uga hadlin sheegashada wasaaradda difaaca ee xukuumadda Moscow.