AKHRISO:Madaxweynaha Hirshabeelle oo labo sano ka dib ku dhawaaqay golahiisa wasiirrada

0
484

Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay golaha wasiirrada ee maamulkaasi, ka dib labo sano oo u xafiiska joogay.
Golaha wasiirrada ee u magacaabay ayaa ka kooban 81 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Ku xigeen iyo 27 Wasiirru Dowle.
Hoos ka akhriso warqadda magacaabista: