Qaar ka mid ah Beeraleyda magaalada Garissa ayaa dowladda sare ee dalka iyo ismaamulkaba ugu baaqay in ay wax kala qabtan arrimaha beeraha iyaagona sidoo kale ku baaqay in doorashada wadanka ka dhaceyso si nabad ah ay ku dhacdo oo aan wax qalalaasa uunan jirin.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Beeraleyda magaalada Garissa oo ku baaqay in ay wax laga qabto arrimaha...