Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta oo shalay ku sugnaa ismaamulka Nakuru ayaa shacabka halkaasi ku nool iyo si guud kenyaanka ku boorriyay inay si midnimo ah ku wada noolaadaan.
Waxaa uu dhanka kale ka codsaday inay 9-ka bisha Siddeedaad ee sanadkan codkooda ku taageeraan musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio La Umoja –One Kenya , Raila Odinga.
Waxaa uu dhaliil u jeediyay ku xigeenkiisa William Ruto oo uu sheegay in looga baahan yahay in marka hore uu dejiyo carada ka muuqato.
Sidoo kale madaxweynaha dalka ayaa difaacay heshiiskii uu sanadkii 2018-kii la galay Raila Odinga isagoo carrabka ku adkeeyay in taasi ay wadanka nabad buuxda u horseedday.
1/5
President Uhuru Kenyatta has urged Kenyans to embrace peace and unity at all times by shunning leaders whose main agenda is preaching divisive politics and hatred. pic.twitter.com/g4lAok0bCp— State House Kenya (@StateHouseKenya) July 27, 2022
5/5
“I thank Nakuru residents for living together peacefully. All Kenyan communities live here. We don’t want to be divided, we should continue living and working together as Kenyans,” President Kenyatta said.Read more: https://t.co/GRCcQiARbT pic.twitter.com/sjhUId0WJ7
— State House Kenya (@StateHouseKenya) July 27, 2022