DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo baaq u diray siyaasiyiinta waqooyi bari

0
510

Guddoomiyaha guddiga suuq gaynta xoolaha nool ee dalka Dubat Cali Camey ayaa madaxda ka soo jeeda Waqooyi Bari ugu baaqay inay dowlada ka codsadaan inay furto xuduud dhuleedka ay wadaagan waddamada dariska ee Kenya iyo Soomaaliya