DHAGEYSO:800,000 oo carruur ah oo ay nafaqo darro ku haysato gudaha dalka

0
426

Hay’adda laanqayrta cas laanteeda Kenya ayaa shaaca ka qaadday in carruur ay tiradoodu gaarayso 800,000 oo badankoodu ku nool waqooyi dalka ay wajahayaan nafaqo darro.
Waxaa arrintan shaaca ka qaadday xoghayaha guud ee Kenya Red Cross Caasha Maxamad.
Sidoo kale waxay sheegtay in dadka macluusha wajahaya abaarta daba dheeraatay awgeed ay gaarayaan 4 milyan oo ruux.