Wararka Kenya DHAGEYSO:Bulshada ka soo jeeda Tana River ee ku nool Mombasa oo loogu baaqay inay ku laabtaan goobahooda codeynta By star - July 25, 2022 0 589 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Bulshada ka soo jeeda ismaamulka Tana River ee ku nool dowlad deegaanka Mombasa ayaa loogu baaqay in ay isku diyaariyaan sidii ay dib ugu laaban lahaayeen deegaannada ay codbixiyayaasha ka yihiin. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya qodobkan https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/07/Bootaan-4.mp3