DHAGEYSO:Haweeney u ololeysa xuquuqda gabdhaha Wajeer oo ka hadashay caqabadaha haysta

0
511

Haweeney tan iyo sanadkii 1993-dii u ololeynaysay xuquuqda gabdhaha ismaamulka Wajeer kana soo hor jeedda nidaamka ay soomaalidu ku xalliso dhacdooyinka jinsiyadeed ee maslaxada ayaa inooga warrantay caqabadaha ay la kulanto.