DHAGEYSO:Guri ku yaalla ismaamulka Nakuru oo laga helay dharka ciidamada difaaca ee KDF-ta

0
603

Ciidamada booliska ee ismaamulka Nakuru ayaa maanta gacanta ku dhigay dharka ciidamada difaaca dalka ee KDF-ta oo lagu haystay guri si gaar ah loo leeyahay.
Arrintaan ayaa waxaa xaqiijiyay taliyaha ciidamada booliska dowlad deegaanka Nakuru Peter Mwanzo.
Waxaa uu intaasi ku daray in haatan baaritaanno la billaabay.