Wararka Kenya DHAGEYSO:Gadiidleyda ku shaqeysato dhugdhugleyda iyo bajaajta ee Garissa oo ka cabanaya kororka qiimaha shidaalka By star - July 18, 2022 0 482 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Qaar ka mid ah dadka ku shaqeysto mootooyinka dhugdhuleyda iyo bajaajta ee magaalada Garissa ayaa ka cabanaya kororka qiimaha shidaalka iyo macaamiishooda oo aan oggoleyn in ay bixiyaan lacagaha lagu aado goobaha kala duwan ee magaaladaasi. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/07/Gawarida-garissa.mp3