DHAGEYSO:Ruto:Markii uu Uhuru garab istaag u baahna qofka garab istaaga umuujiyay anigu ahaa

0
531

Madaxweyne ku xigeenka dalka ahna musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Kenya Kwanza William Ruto oo isku soo baxyo siyaasadeed ku qabtay Juja, Gatundu iyo deegaano kale oo hoos tago dowlad deegaanka Kiambu ee gobolka bartamaha dalka.
Waxaa uu Ruto shacabka halkaasi ku nool uga sheekeeyay garab istaagii siyaasadeed ee uu sanado badan u muujiyay madaxweyne Uhuru Kenyatta xita xilligii ay wada wajahayeen dacwaddii maxkamadda caalamiga ee dembiyada dagaalka ee ICC-da.