DHAGEYSO:Raila oo maanta ololihiisa geynaya Kilifi

0
456

Musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio La Umoja-One Kenya, Raila Odinga ayaa maanta isku soo bax siyaasadeed ku qaban doono ismaamulka Kilifi ee gobolka xeebta.
Waxaa uu shalay ku sugnaa dowlad deegaanka Mombasa isagoo madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ku dhaliilay inuu qayb ka ahaa qorsho dowladeed oo saameeyay ganacsatada dekadda Mombasa.