DHAGEYSO:Guddoomiyaha xerada IFO oo ku baaqday in gargaar loo fidiyo qaxooti dhawaan halkaasi soo gaaray

0
572

Guddomiyaha xerada qaxootiga ee IFO Marwo Ruqiyo Cali Raage ayaa ka hadashay qaxooti cusub oo dhawaan soo garay xeradaasi.
Waxaa ay ku baqday in gurmad iyo gargaar loo fidiyo dadka cusub ee dhawaan ka soo qaxay abaararaha ka jira qaybo ka mid ah dalka Soomaaliya