Waxaa xalay fiidkii dab xooggan qabsaday suuqa wayn ee ganacsiga ee loo yaqaano suuq Mjinga ee magaalada Wajeer.
Dabka ayaa waxaa uu sababay in hanti malaayin ah ay halkaasi ku burburtay.
Qaar ka mid ah dadkii ku hanti beelay suuqaasi ayaa dareenkooda sidatan u muujiyay.




