Wararka Kenya DHAGEYSO:Waxgaradka Dadaab oo siyaasiyiinta uga digay isku dirka bulshada By star - July 10, 2022 0 539 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Qaar ka mid ah waxgaradka deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa musharraxiinta siyaasadeed kula taliyay inaysan isku dirin bulshada oo ay codad uga raadsadaan si nabad ah sidoo kalena aynan loolanka hoggaamineed dhexdooda ku colleytamin. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/07/Baaqa-waxgaradka-Dadaab.mp3