DHAGEYSO:Dadaab oo laga dareemayo ololaha siyaasadeed ee doorashada guud

0
283

Waxaa deegaanka Dadaab si wayn looga dareemaya ololaha siyaasadeed ee ku aaddan doorashada guud ee 9-ka bisha Siddeedaad iyadoo madaxda ay sameynayaan kulamo kala duwan.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan faahfaahinaya.