DHAGEYSO:Sheekh Umal oo muslimiinta ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidul Adxaa

0
846

Iyada oo maanta caalamka islaamka looga dabbaal degaya maalinka ciidda carrafo ayaa waxaa muslimiinta farriimo hambalyo ah u diray qaar ka mid ah culimada soomaaliyeed.
Sheekh Maxamad Cabdi Umal ayaa muslimiinta ugu baaqay in ay dabaal degaan oo ay farxad muujiyaan iyaga oo ilaalinaya xuduudda shareecada diinta islaamka si aynan u sameyn waxyaabo aan loo oggolayn.