Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa gaaray goobta uu ka dhacyo kulanka 39-aad ee urur goboleedka IGAD oo lagu qabanaya magaalada Nairobi.
Waxaa halkaasi ku shiraya hoggaamiyaasha dowladaha ka tirsan IGAD.
Kal-fadhiga ayaa lagu tilmaamay mid aan caadi ahayn oo uu yeelanaya golaha IGAD.
Madaxda 8 waddan ayaa ka wada hadli doono arrimaha ammaanka iyo qodobbo kale oo ay dani ugu jirto gobolka.
2/2
Leaders of the eight-nation bloc that brings together Horn of Africa, Nile Valley and African Great Lakes countries are meeting to discuss peace and security and other regional priorities. | #IGAD pic.twitter.com/8HTor0u2wl— State House Kenya (@StateHouseKenya) July 5, 2022