DHAGEYSO:Guddi ay iska soo xuleen ganacsatada suuq Mugdi ee Garissa oo baaq diray

0
473

Guddi ay iska soo dhex saareen ganacsatada suuqa wayn ee suuq Mugdi ee magaalada Garissa oo uu maalmo ka hor dab baabi’iyay ayaa ku baaqay in wixii caawimaad ah oo la gaarsiinaya dadka dhacdadaasi ku hanti beelay in loo soo mariyo golaha sare ee muslimiinta dalka ee SUPKEM laantiisa Garissa.
Bishar Axmad Dhaqane ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray.