Madaxweynaha Faransiiska oo iskushaandheyn ku sameeyay golaha wasiirrada

0
448

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirrada.
Waxaa uu xilka ka qaaday wasiirkii wadajirka Damien Abad oo lagu eedeyay inuu iskudayay kufsi.
Dhawaan ayay ahayd markii doorasho Faraniiska ka dhacday ka dib uu xisbiga madaxweyne Macron lumiyay aqlabiyadda baarlamaanka.