DHAGEYSO:Wajeer: Guddoomiye xaafadeed hore oo codsanaya in garab laga siiyo la tacaalidda xaaladda caafimaad ee wiil uu dhalay

0
169

Wajeer: Guddoomiye xaafadeed hore ayaa codsanaya in garab laga siiyo la tacaalidda xaaladda caafimaad ee wiil uu dhalay kaas oo labadiisa kelyood ay howlgabeen.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan ku eegaya

Si loo caawiyo aabaha uu wiilka ka xanuunsan yahay waxaa lagala xiriiri karaa taleefoonka nambarkiisu yahay +254723653345