Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wajackoyah :Soomaalida waxaan ugu abaal gudeyna in aan Isiolo caasimad ka dhigno

DHAGEYSO:Wajackoyah :Soomaalida waxaan ugu abaal gudeyna in aan Isiolo caasimad ka dhigno

Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Roots Party Prof.George Wajackoyah ayaa kenyaanka u soo bandhigay qorsho ka kooban toban qodob oo ku saabsan waxyaabaha uu qaban doono haddii 9-ka bisha Siddeedaad ee sanadkan loo doorto xilka madaxtinnimo.
Waxa uu khudbadiisa ku soo qaatay in bulshada Soomaaliyeed ee wadanka ku nool mararka qaar lagu dhibaateeyo helidda aqoonsiga qaran iyo caddeynta muwaadinnimadooda.
Musharraxan ayaa ballanqaaday in hadii uu hoggaanka dalka qabto uu arrintan soo afjari doono.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in maamulkiisa oo u abaal gudaya Soomaalida uu Isiolo ka dhigi doono magaala madaxda wadanka halka ay hadda Nairobi ka tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments