Wararka Kenya DHAGEYSO:Mombasa oo laga xusay maalinta xurriyadda Soomaaliya By star - July 1, 2022 0 357 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa xalay lagu qabtay munaasabad loogu dabbaal degayay taariikhdii ay midoobeen gobollada waqooyi iyo koonfureed ee dalka Soomaaliya. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/07/Bootaan-Mombasa.mp3