DHAGEYSO:Culimada Garissa oo ku baaqay in la caawiyo dadkii ku hanti beelay dabkii suuq Mugdi

0
509

Culimaaudiinka ismaamulka Garissa ayaa dadweynaha ku nool gudaha wadanka iyo dibadiisa ka codsaday inay gurmad u fidiyaan ganacsatada uu hantidoodii baabi’iyay dabkii xooggana ee dhawaan ka kacay suuqa loo yaqaano suuq Mugdi ee Garissa.
Culimada baaqan dirtay waxaa ka mid ah Sheekh Cabdullahi Bullow