Wararka Kenya DHAGEYSO:SUPKEM oo sheegtay in xujeyda ugu badan ee sanadkan ay ka soo jeedaan Waqooyi bari By star - June 29, 2022 0 426 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Golaha sare ee muslimiinta dalka ee SUPKEM ayaa sheegay in sanadkan dadka ka tagaya Kenya ee soo xajinaya ay tiradoodu ka hooseyso intii boqortooyada Sacuudiga ay qoondeysay. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/06/Bootaan-Mombasa-4.mp3