Xeryaha qaxootiga Dadaab ayaa laga dareemaya dabbaal degga xuska maalinta xurriyadda ee 26-ka June ee Jamhuriyadda Soomaaliladn madax bannaanida qaadatay waxaa jiro dad badan oo arrinkan ku faraxsan.
Qaar ka mid ah dadka muujiyay astaanta maalintan iyo muhiimadeeda ayaa warbaahinta star u warramay.