DHAGEYSO:Mombasa oo lagu soo gabagabeeyay kulan ku saabsan nabadgalyada doorashada

0
281

Kulan looga hadlayay wacyigalinta ku aaddan in doorashada guud ee sanadkan ay ku dhacdo si nabad ah oo uu soo qaban qaabiyay xafiiska diiwaangeliya xisbiyada siyaasadeed ee wadanka ayaa lagu soo gabagabeeyay Mombasa sida uu ku soo warramayo Maxamad Cabdi Bootaan.