DHAGEYSO:Ganacsatada ku hanti waayay suuq Mugdi oo dareenkooda muujiyay

0
389

Ka dib markii xalay uu dab xooggan baabi’iyay suuqa wayn ee bartamaha magaalada Garissa ee loo yaqaano suuq Mugdi ayaa waxaa uu khasaare baaxad leh soo gaaray dadkii halkaasi ku ganacsanayay .
Qaar ka mid ah ganacsatada ayaa dareenkooda la wadaagay warbaahinta Star iyagoo walaac ka muujiyay adeegga dab damiska ee Garissa sidoo kalena codsaday in loo gurmado .

Guddoomiyaha guddiga nabadgalyada ee Dadaab Cismaan Cabdi Ibraahim oo noogu yimid xarunta dhexe ee idaacadda ee magaalada Nairobi ayaa dhankiisa laamaha ammaanka ugu baaqay inay baaraan sababta uu u soo noqnoqdo dabka saameeya suuqa Garissa gaar ahaan xilliyada doorashada.
Waxaa uu sidoo kale mas’uuliyad darro ku tilmaamay in arrintan aan weli wax laga qaban in kastoo muddo dheer hoggaamiyeyaal siyaasadeed la soo dooranayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here