Waxaa lagu soo warramayaa in xalay ay gubatay qayb ka mid ah suuqa Garissa oo loo yaqaano Suuq Mugdi.
Cabdisamad Muxumad Cabdi ayaa hadda si toos ah khadka taleefoonka ugu jiro oo nooga warramaya.