DHAGEYSO:Maamulka suuqa Garissa oo kulamo la qaadanaya siyaasiyiinta

0
430

Guddoomiyaha ganacsatada suuq Mugdi ee magalaada Garissa Cabdiwahab Gaarane Bulan ayaa sheegay in ay wadaan shir ay siyaasiyiinta la yelanayan kaas oo ku saabsan ka hor tagga in suuqa la gubo xilliga doorashada guud isagoo dhanka kale dowladda ugu baaqay inay sugto ammaanka suuqa iyo hantida ganacsatada.