Hindise lagu kala diraya baarlamaanka Israa’iil oo la gudbiyay

0
424

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Naftali Bennett iyo wasiirka arrimaha dibadda Yair Lapid ayaa shalay sheegay inay toddobaadka soo socdo gudbin doonaan hindise sharciyeed ay ku doonayaan in lagu kala diro baarlamaanka.
Haddii tani la ansaxiyo Lapid ayaa noqonaya ra’iisul wasaare ku meel gaar ah.
Tallaabadan ayaa lagu sheegay midda ugu dambeysa ee lagu xasilinaya isbeheysiga Israa’iil maamulo.