Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Gabadha madaxweynaha dalka Philippines oo loo dhaariyay madaxweyne ku xigeenka wadankaasi

Gabadha madaxweynaha dalka Philippines oo loo dhaariyay madaxweyne ku xigeenka wadankaasi

Gabadha ugu wayn ee ilmaha maaxweynaha Philippines Rodrigo Duterte ayaa loo dhaariyay xilka madaxweyne ku xigeenka wadankaasi.
Sara Duterte ayaa wacad ku martay in ay mideyneyso Philippines iyada oo ka hadlaysay xaflad ka dhaceysay Davao.
Balantaan ayay qaadday iyada oo dhinac taagan Ferdinand Marcos Junior oo dhawaan beddeli doona aabeheed.
“Maalmaha soo socda waxay noqon dooonaan kuwa caqbaado miiran ah kuwaas oo sababi doona inaan midowno qaran ahaan” ayay tiri Duterte.
Muddo xileedkeeda oo ah lix sano oo ay la qaadan doonto Ferdinand Marcos Junior ayaa ka bilaaban doona 30-ka bishan June.
Wadanka Philippines ayaa gooni loo kala doortaa madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments