Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Maxkamadda racfaanka oo go’aan ka soo saartay furiinka

Maxkamadda racfaanka oo go’aan ka soo saartay furiinka

Maxkamadda racfaanka ee dalka ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday dacwad lagu doonayay in lamaanayaasha aynan kala tagi karin ilaa saddex sano ay ka soo wareegaysa xilligii ay is guursadeen.
Garsoorayaasha kala ah Gatembu Kairu, Pauline Nyamweya iyo Jessie Lessit ayaa arrintan sharci darro ku tilmaamay.
Waxay ayideen go’aan hore oo iskudaygan lagu laalay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments