2 ka mid ah saraakiisha Maraykanka oo lagu la’yahay Ukraine

0
347

Waxaa la waayay labo ka mid ah saraakiisha gaashaandhigga ee Maraykanka kuwaasoo ciidamada Ruushka kula dagaallamayay gudaha Ukraine.
Waxaa arrintan xaqiijiyay xubnaha qoysaskooda iyo qaar ka tirsan golaha kongareeska ee Washington.
Labada askari oo lagu kala magacaabo Alexander Drueke oo 39 sano jir ah iyo Andy Huynh oo ay da’diisu tahay 27 sano ayaa laga cabsi qabaa inay ciidamada Ruushka gacanta ku dhigeen.
Qoysaska saraakiishan ayaa sheegaya inay ugu war dambeysay 8-dii bishan Lixaad ee June.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here