DHAGEYSO:Barnaamijka nadiifinta deegaanka oo mar kale laga billaabay Wajeer

0
500

Waxaa ismaamulka Wajeer mar kale dib uga billowday barnaamijka ay dowladdu shaqo abuur ugu sameynaysa dhallinyarada ee ay ku nadiifinayaan deegaanadooda ee loo yaqaano Kazi Mtaani.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray

.