DHAGEYSO:Sheekh Xasan Camey oo ku baaqay in si nabad ah lagu ololeeyo

0
533

Guddoomiyaha dalladda hoggaamiyaasha muslimiinta dalka ee NAMLEF laanteeda ismaamulka Garissa kana mid ah culimaauddiinka dowlad deegaankaasi Sheekh Xasan Cabdullahi Camey ayaa siyaasiyiinta xilal doonka ah ku boorriyay inay ololahooda u sameystaan si nabad ah iyagoo tixgelinaya walaaltinnimada iyo wadajirka bulshada.