Wararka Kenya DHAGEYSO:Waraabe dad ku dhaawacay magaalo ka tirsan waqooyiga Wajeer By star - June 13, 2022 0 563 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Magaalada Buna oo ka tirsan deegaan baarlamaneedka waqooyiga Wajeer ayaa waxaa uu Waraabe ku dhaawacay labo qof oo mid ka mid ah ay tahay haweeneey, sida uu ku soo warramayo Cabdiraxmaan Mucaawiye https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/06/Mucaawiye.mp3