DHAGEYSO:Guddoomiyaha dumarka Dadaab oo cambaareysay fal ay haweeney ninkeeda ku gubtay

0
405

Guddoomiyaha ururka horumarinta dumarka ee Dadaab ayaa haweenka ugu baaqday inay ka waantoobaan falalka saameynta leh ee masayrka ku saleysan.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray .