DCI oo war ka soo saartay shahaadada habdhaqan wanaagga

0
604

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa sheegtay inaynan suurtagal ahayn in berri xarunteeda dhexe faraha looga qaado shakhsiyaad codsaday shahaadada handhaqan wanaagga ee(Certificate of Good Conduct).
Tani ayay DCI u aaneysay in xarunti ay berri oo ah 13-ka bishan June xirnaan doonto.
Hasa ahaate waxay sheegtan in adeeggan laga heli karo xarumaha laga bixiyo adeegyada aasasiga ee dowladda ee Huduma ee magaalada Nairobi.
DCI ayaa qoraalkeeda ku raaligelisay cid kasta oo ay arrintan saameyn ku yeelanaysa.