Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa goobjoog ka ah munaasabad ka socoto ismaamulka Nakuru oo ay ku qalinjabinayaan 9,465 ka mid ah dhallinyarada dhameystay tababarrada waaxda qaran ee adeegga dhallinyarada ee NYS.
Xafladda ayaa ka dhacaysa machadka NYS ee degmada Gilgil ee Nakuru.
Wixii qodobkan ku soo kordho wararka dambe ee idaacadda ayaad ku dhagaysan doontaan.
2/2
The 9,464 recruits, who are graduating after a 6-month paramilitary and character development course, will proceed for community service before being absorbed into the NYS vocational training. pic.twitter.com/WHcurIFPCP— State House Kenya (@StateHouseKenya) June 10, 2022