Agaasimaha waxbarashada ee ismaamulka Garissa Qoriyoow Xuseen Cali ayaa ku baaqay in ardayda xafaadaha joogo oo lacag la’aan awgeed aan weli ku biirin dugsiyada sare la soo sheego si loo geeyo xarumaha waxbarashada.
Waxaa uu dhanka kale soo jeediyay in dhallinyarada iskuullada sare boogay ay ku biiraan goobaha lagu barto macallinimada si xal loogu helo gaabadka dhanka tirada barayaasha ee gobolka.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo lagu boorriyay inay soo gudbiyaan warbixinta ardayda aan ku...