DHAGEYSO:Xildhibaanka Dadaab oo ka hadlay waxyaabaha u qabsoomay ku dhawaad 10 sano

0
411

Mudanaha deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa faahfaahin ka bixiyay mashaariicda uu fulintooda ku guulaystay tan iyo sanadkii 2013-kii .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray deegaanka Dadaab.